Jump to content

Wiish

Ka Wikipedia

Wiish waa gabay oo samayay Ismaaciil Mire oo loo yaqaano "Gabay Wiish". Waxa kale sarbeeb oo taageerid ka ah dhinaca Daraawiishta, oo ka mid ah:

  • W: Wadaninimo iyo waafaqdiidka qabyaalad, iyo waxbarashada talaabka iyo warshadaha-abuurid / Qusuusi Muse Waranle
  • I: Islaam celcelis ku saleysan / Ismaaciil Mire / Ismail Urwayni / Duale Ileeye
  • I: Isku xiradda dalka xagga wadooyin sii khayraadka dalka laga dhoofin karo
  • S: Simanahaansho iyo Sinaansho hufan ah iyo sayniska iyo shaqo-samaynta. Tageerka hoogaanka SSC / Sayyid MAH / Shiikhyaale, oo ka mid ahaa ugu sareeynta 5tii Darwiish divisions (Shiikhyaale, Golweyn, Taargooye, Miinanle and Ragxun)
  • H: Horumarinta dhaqaalaha iyo cadaalada. Hanti-abuurid iyo horjeedada musuqmaasuqa ama laaluushka iyo masruufidda hoggaanka anshax ah / Hooshdheere/Hasna Doreh

Ereygaas waxaa horgale ka ah; "Dar al-" oo micneeya: Abshir Dhoore, Afqarshe, Reer-beade (bulshada Darwiish), Ali Jalah (cali jalax), Jama Lugay.

Muqaddimire[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Boqortooyada waxaa loo magacaabiya "Muqaddimire" oo micneheeda ah isku darka ereyga "muqaddim" iyo "Mire".