Saldanadii Cal Miskaad
Suldanadda Dishiishe Suldanadda Cal Miskaad ππππππππππ πππππ Ψ³ΩΨ·ΩΨ© Ψ§ΩΩ Ψ³ΩΨ§Ψ― | |||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
1886β1929 | |||||||
Xarunta | Boosaaso | ||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af Carabi | ||||||
Diinta | Islam | ||||||
Dowladda | Ugaastooyo | ||||||
Ugaas | Hogaamiye | ||||||
β’ 1886-1929 | Cali Gurey | ||||||
Taariikh | |||||||
β’ Aasaasay | 1886 | ||||||
β’ Burburtey | 1929 | ||||||
| |||||||
Maanta qeyb ka ah | Somalia |
Saldanadda Cal Miskaad (Af Soomaali : Sultanate of Cal Miskaad, Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso,[1] waxay ahayd Ugaastooyo Soomaali qarnigii 19aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sanaag. Waxaa aasaasey 1886-dii Ugaas Cali Gurey oo ahaa, hoggaamiye, dagaalyahan iyo gabyaa dhowr jeer dagaal la galay gumaystihii Talyaaniga. Awooda Saldanada ee dhinac walba waxaa lafdhabar u ahaa beesha Diishiishe.