British Columbia
British Columbia waa gobolka Kanada. Waa gobolka galbeedka Kanada. Tirada dadka ayaa ah 4,648,055 sanadka 2016, waxaana ay ahayd 4,400,057 sanadkii 2011.[1]
Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b7/Vancouver_horizon_oct15.jpg/220px-Vancouver_horizon_oct15.jpg)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/51/Vineyards_and_Lake-_Osoyoos_in_the_Okanagan_Valley.jpg/220px-Vineyards_and_Lake-_Osoyoos_in_the_Okanagan_Valley.jpg)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/06/Kitlope_rainforest.jpg/220px-Kitlope_rainforest.jpg)
- ↑ Tirada dadka ayaa ah 4,648,055 sanadka 2016, waxaana ay ahayd 4,400,057 sanadkii 2011.