Kinsi Xaaji Aadan

Ka Wikipedia

AUN Kinsi Xaaji Adan waxay ku dhalatay gobolka Sanaag, iyada oo yar ayey ku biirtay fanaanintii qaranka, Kinsi waxey AUN geeryootay 21 July 2011 Hargeisa.