Hawd

Ka Wikipedia

Hawd waa gobol kamida Somaliland waxaana u caasimada magaalada Hawd Baligubadle. Waxa uu kaga beeganyay caasimada somaliland ee Hargeysa koonfur waxanu ujiraa 60 km. Waxa uu ka kooban yahay 4 degmo oo waaweyn oo kala ah, Baligubadle, Ballicabane, Salaxlay iyo sayla Waxa dega qabiilka Isaaq oo kala ah Arab, sacadmuuse Ciida gale iyo Ayuub, Baligubadle waa magaalo qadiimi oo taariikh dheer ku leh dib u dhiska qaranamida Somaliland iyo halganka dib ula soo noqoshada qaranamida somaliland.


Somaliland Armed Forces
Lamadaya are waterfalls located in the Cal Madow mountain.
The Somaliland countryside.
View of the Cal Madow Mountains, home to numerous endemic species.



Gobolada Somaliland Flag of Somaliland
Awdal | Maroodi Jeex | Sanaag | Sool | Togdheer | Saaxil