Dhagaxbuur

Ka Wikipedia

magaalada dhagax buur waa magaalo aad iyo aad u balaaran waxayna caanku tahay ciid ku fiican beeraha, dhul green ah iyo xoolaha nool, magaladaan waxay aad u kortay sanadihii dowladii abdi mohamed omar, magaladaan waxaa degan oo ugu badan beesha ogadeen iyo beelaha madhibaan ee hawiye