Beesha Aw saciid

Ka Wikipedia

Shiikhaal Reer-AW-Saciid , Waa beel kamid ah beelaha Reer FaqaCumar. Reer-awsaciid waxay degtaa Jubbaland , waxay kaloo degay Gobolka baay Degmada (buurhakaba,ufurow,bulafulay) 2.G.shabelada hoosee (qoryoley,Mubarak,toretorow,mustaqbal,afgooye) 3.G.jubada/hose (kismayo) 4.G.jubada/dhexe (jamame,jilib,saakow) 5.waxay degantahay magalada dirdhabe Dagmada Saakoow na waxeey beeshu ku leedahay ama ka dagan dad aad u badan oo gaaraya Boqolkiiba %40 Caanaha iyo